Saciid Ciise: “Kordhinta muddo xileed & muddo kororsi waa laba xaaladood oo kala duwan”

Muddo kororsigu wuxuu imanayaa marka uu soo dhamaado mudo xileedka qof masuula oo xilka ku yimid tartan doorasho, markaas kadibna isagoo cuskanaya sababa jira awgeed uu mudada xilhayntiisa ku darsado wakhti kooban oo dheeraada, taas oo ah mid la aqbali karo oo keliya marka ay timaado in caqabado farsamo awgeed ay u dhacdo kadib marka … Continue reading Saciid Ciise: “Kordhinta muddo xileed & muddo kororsi waa laba xaaladood oo kala duwan”